5   Qodob Oo Laga Dheehan Karo Khudbaddii Madaxweyne “Farmaajo”… Xasillooyin Darro Siyaasadeed Ayaa Kow Ka Ah!

Khudbaddii Sabtida uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyay furintaanka kalfadhigii ugu dambeeyay ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxa ay xambaarsaneyd farriimo fara badan oo ay ugu hurreyso doorasho qof iyo cod ah oo inta badan khudbaddu ay ku saleysneyd, iyadoo aan ognahay in doorasho qof iyo cod ah aaney xilli dhow dalkani diyaar u ahayn isla markaana … Continue reading 5   Qodob Oo Laga Dheehan Karo Khudbaddii Madaxweyne “Farmaajo”… Xasillooyin Darro Siyaasadeed Ayaa Kow Ka Ah!