U bood dhigaalka

5 Qof Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Xamar Jajab, Muqdisho

Sheeko:Dalka

Warar ku dhaw Booliiska ayaa xaqiijiyay in 5 qof ku dhinteen qaar kalana ku dhaawacmeen qarax ka dhacay xerada Sheelare ee degmada Xamar Jabab.

Gaariga qarxay ayaa la sheegayaa in la hor dhigay goobtaas halkaasi oo ay marayeen ciidamo ka tirsan dowladda, lama oga in ciidankaas uu khasaare soo gaaray iyo in kale.

Wararkan oo faah-faahsan, kala soco, Goobjoog News