U bood dhigaalka
Sheeko:War


Maanta waxay ku beegan tahay markii Afar Sano kahor xilka madaxweynaha loo doortay Xasan Sheekh, iyadoo sida dastuurka ku xusanna maanta uu xilka madaxweynaha ku egyahay, hadaba Goobjoog News ayaa warbixin ka diyaarisey Afartii Sano ee uu shaqeynayey madaxweynaha.