U bood dhigaalka

Puntland, Jubbaland Iyo Galmudug Oo Lagu Celiyay Liiska Murashaxiinta Aqalka Sare

Sheeko:Dalka

Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa dib ugu celiyay liiska murashaxiinta aqalka sare ee 3 maamul goboleed kuwaas oo sabtidii  soo gudbiyay, sababta waxaa lagu sheegay si ay u hubiyaan 30% ee qoondada haweenka.

Goobjoog News ayaa sabtidii ogaatay in maamullada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug dib loogu celin doono liiska murashaxiinta aqalka sare, iyadoo sidoo kale la amaanay maamul koofur galbeed oo liiska ku soo daray 31%

Warbixinta aan qornay: Maamul Goboleedyada Oo Dib Loogu Celin Doono Liiska Aqalka Sare

Halkan ka akhriso warbixinta ay soo saareen Guddiga doorashada dadban ee federaalka:

qondo1 qoondohaween