U bood dhigaalka

Natiijada Doorashada Aqalka Sare Ee Puntland

Sheeko:Dalka

Doorashada Aqalka sare ayaa ka dhacady maamul Puntland, waa maamulkii 4aad ee doorashadan qabta, oo waxaa horay u soo qabtay Galmudug, Jubbaland iyo Koofur Galbeed.

Kuraasta waxaa loogu kala guuleystay sidan:

Cumar Cabdirashid Sharma’arke waxaa uu ka guuleystay  Aamino Aden Cabdulahi

Cabdiraxmaan Sheekh Maxamud(Faroolle) waxaa uu ka guuleystay Cabdi Mahdi Abshir

Cabdirisaq Jurille waxaa uu ka guuleystay Hodan Ismaaciil

Farxaan Cali Xuseen waxaa uu ka guuleystay Cali Ismaacil Cabdi

Cabdisalaam Xaaji Maxamud waxaa uu ka guuleystay Faarax Cawad Jaamac

Mahad Sheekh Nuur waxaa uu ka guulestay Cabdixakim Axmed Xaashi

Hadan  Maxamud Cusmaan waxaa ay ka guuleysatay Basro Maxamud Geelle

Bootaan Barre Bootaan waxaa uu ka guuleystay Gen. Maxamed Saciid Moorgan

Maxamud Axmed Maxamud waxaa uu ka guuleystay  Faadumo Saciid Maxamed

Saciido Xasan Cusmaan waxaa ay ka guuleysatay Saciid Maxamud

Shukri Aden Maxamed ayaa ka guuleystay Zeynab Xaashi Biixi