Jubbaland Oo 7 Xildhibaan U Dooratay Aqalka Hoose
Sheeko:Dalka
Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka dhacay doorashada aqalka hoose, lix kusri oo lagu tartamay waxaa loogu kala guuleystay 4 ragga ay heleen iyo 3 ay haweenka heleen.
Luul Cabdi Aden iyo Xamze Sheekh Xasan Cadow oo labo haween ah ayaa la sheegayaa in ay heleen 99% cod bixinta, waa 2 ka mid ah kuraasta 3-da ee ay haweenka heleen.
Xildhibaannada Jubbaland maanta guuleystay waa:
Cabdirashid Maxamed Xidig
Cusmaan Libaax Ibrahim
Maryan Aweys Jaamac
Xamze Sheekh Xasan Colow
Luul Cabdi Aden
Cabdulahi Yusuf Xasan
Cabdi Casis Cabdulahi Yusuf
Wararka doorashada, kala soco, Goobjoog News