U bood dhigaalka

Liiska Xildhibaannada Cusub Ee Beelaha Dega Puntland

Sheeko:Dalka

Waxaa maanta Puntland lagu doortay ilaa 6 Xildhibaan, Xildhibaannada soo baxay waxaa ka mid ah Sacdiyo Ciise Kaarshe iyo Xakariye Maxamed Xasan.

Hadaba halkan ka akhriso Liiska Xildhibaanada cusub:

Kursiga 1aad: Burhaan Aden Cumar  oo helay 51 cod ayaa ka adkaadey  Mowlid Maxamed Saciid oo helay 0 cod.

Kursiga 2aad: Jaabir Maxamud Cabdulle oo 32 helay ayaa ka guuleystay  Dr. Cali Nuur Xuseen  oo helay 19 cod halka Cabdikarim Axmed Maxamed aanu waxba helin.

Kurisga 3aad: Zakiye Maxamed Xasan  oo helay 32 ayaa ka guuleystay Mukhtar Carisaq Yusuf oo helay 19,

Kursiga 4aad:   Saciid Xuseen C oo helay 48 cod ayaa ka adkaadey Maxmud Raage Maxmed oo helay 1 cod halka cod kale uu xumaadey.

Kursiga 5aad: Saciido Xasan Cabdi  ayaa ku guuleystay 43 cod halka ay guuldareyteen Xaawo Cabdulahi Maxamed, Shamso Daahir.

Kursiga 6aad: Sacdiyo Careys Ciise Kaarshe oo heshay 31 ayaa ku guuleystay halka Luujiyo Yusuf Xaraare ay heshay

Ilaa iyo hadda 18 Xildhibaan oo ka mid ah 40 ayaa lagu doortay magaalada Garoowe.

Goobjoog News, Kala soco, doorashada aqalka hoose,