U bood dhigaalka

Guddiga doorashada oo Baabi’iyay Natiijada Doorasho Ka Dhacday Hirshabeelle

Sheeko:Dalka

Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa warqad ay soo gaarsiiyeen Goobjoog News waxaa ay ku baabi’iyeen doorasho ka dhacday Hirshababeelle.

Guddiga waxaa ay sidoo kale ka digayaan in ay doorasho ka dhacdo kuraasta beelaha Abokor iyo Agoonyar oo ka tirsan beelaha leh 3-da kursi oo aan weli asteen kuraasta haweenka.

Kuraasta Natiijadeeda la baabi’yay ayaa kala ah:

  • Cabdulahi Maxamed Nur
  • Maxamed Abukar islow

a e