U bood dhigaalka

Muqdisho: 4 Xildhibaan Oo Ka soo Jeeda Gobollada Waqooyi Ayaa La Doortay

Sheeko:Dalka

4 Xildhibaan oo ka soo jeeda gobollada waqooyi ayaa maanta lagu doortay magaalada Muqdisho, kuraasta qaar waxaa la galay tartan adag halka qaarna ay meesha u tageen sabab aan la aqoon ,Biixi

Xildhibaannada soo baxay waa: Biixi Iman Cige, Cabdirasaq Dahir Maxamud, Saciid Maxamed Maxamud and Xussein Arab Ciise

Tartanka waxaa uu u dhacay sida:

Kursiga 1aad: Biixi Iman Cige: 47

Axmed Jaamac Maxamud: 2

1 cod hallaabay

Kursiga 2aad: Cabdirasaq Dahir Maxamud 49

Khadro Jaamac Gaheyr: 0

Roodo Cabdulahi Xaashi: ma joogin,

Kursiga 3aad: Saciid Maxamed Maxamud 43

Khadro Saciid Cabdulahi:  0

6 cod halowday.

Kursiga 4aad: Xuseen Carab Ciise 47

Maxamed Cali Xadeyd: 2

2 cod waa hallowday

Goobjoog News