U bood dhigaalka

Goobjoog Media Group Oo Cambaareysay Afduubka Hanad Guuleed, Dalbatana Sii Deyn Dhaqso ah

Sheeko:Dalka

War Saxaafadeed ay soo saartay Goobjoog Media Group, oo la soo gaarsiiyay Goobjoog News, waxaa looga hadlay afduubka loo geystay soo saaraha qeybta wararka ee Talefishinka Goobjoog Hanad Cali Guuleed.

War saxaafadeedka waxaa lagu sheegay in Goobjoog Media Group ay cambaareyneyso afduubka Hanad Cali, kana wal-walsan yahay xaaladda iyo noloshiisa iyada oo codsatay in si dhaqsi ah loo sii daay.

Halkan Ka Akhriso, War Saxaafadeedka Oo Dhameystiran:

goobweb