U bood dhigaalka

7 Faa’ido Oo Laga Helo Socodka

Sheeko:Caafimaadka

Maalin walba  inaad socotid muddo 30 daqiiqo ah waxay faaido weyn u tahay caafimaadka  socodka waxa uu ka fiicanyahy aalamiitada taas oo oo u baahan inuu qofka uu waqti badan uu ku bixiyo  si uu qofka uu uhelo caafimaad iyo firfircooni hadaba socodka waxa uu leeyahy faaidooyin badan oo aan halkaan lagu soo koobin Karin waxaan ka mid ha faaidooyinkaas.

1: Faa’idooyinka socodka waxaa ka mida waxa uu la dagaaamaa socodka cuduuro badan oo ay ka mid yihiin Hargabka  hadaba dadka caadeystay iney maalintii socdaan muddo 30 daqiiqo ah waa dad inta badan aan ku dhicin cuddurrda qaboobaha.

2: Socodka waxaa uu ka qeybqaataa  uu caawiyaa iney dhamaaan ay dhaq dhaqaaq ay sameeyaan murqaha jirka iyo dhamaan tiiftaafyada maskaxda ay xibno ka tirsan jirka ay helaan quud.

3: Marwalba oo aad socotid waxaa kordhaya iney shaqeeyeen murqaha caloosha  iyo iney hoos u dhaco cayilka qofka ama xeryta.

4: Socodka waxa uu la dagaalamaa  kancerka ku dhaco naasaha  waxay sheegayaan baaritaano caafimaad oo lasameeyey  in haweeneyda socota maalintii 30 daqiiqo inuusan ku dhicin inta badan kansarka naasaha ku dhaco.

5:Faaidooyinka Socodka waxaa mida waxaa ka qeybtaa inuu furfuro oo firfircooni siiyo wareega dhiiga sidoo waxa uu kaalin weyn ka geestaa inuu jirka isku dheeli tirnaado iyo iney adkaadaan lafaha jirka.

6: Socodka waxa uu la dagaalamaa cudurrada ku dhaca wadnaha  iyo hab dhiska wareega dhiiga  sidoo kale waxa uu xoojiyaa uu jirka u kordhiyaa fatamiinka D.

7: Aalamiitada socodka waa mid sahlan umana baahno qarash iyo meelo loo xadiday  waa aalamiito usahlan qof walba inuu sameeyo .