U bood dhigaalka

7-qodob Oo Laga Soo Saaray Safarkii Ra’iisul Wasaare Cumar Ku Tagay Magaalada Kismaayo

Sheeko:Dalka

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa maalintii shalay ahayd gaaray wafdi uu hogaaminayo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, iyaga oo halkaasi kula kulmay madaxda maamulka Jubbland.

Kulamadii ra’iisul wasaaraha ee xalay illaa maanta uu Kismaayo kula lahaa madaxda Jubba ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban Todobo qodob.

Arinta ugu weyn ee ku aadan doodda baarlamaanka Jubbaland ayaa waxaa la’isku af gartay in xukuumadda Soomaaliya ay soo magacawdo guddi la fariista, dhageysta maamulka Jubbaland iyo Beelaha degan gobalada Jubooyinka iyo Gedo.

Halkaan hoose ka Akhriso War-murtiyeedka

WARMURTIYEED-JUBA 1

WARMURTIYEED-JUBA2

Goobjoog News