U bood dhigaalka

84 Qof Oo Ku Dhintay Weerar Ka Dhacay Nice, Farance

Sheeko:Dalka

Ugu yaraan 84 qof ayaa ku dhimatay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo dad ku jiiray magaalada Nice ee dalka Fanasiiska.

Dadka qaar waxaa ay u carareen dhanka badda iyagoo doonayey in ay ka baxsadaan qaraxa.

“Caruur badan ayaa ku dhimatay, waxaa uu ahaa fal argigixiso oo fool xun” sidaa waxaa sheegay madaxweynaha faransiiska

Saxaafadda Faransiiska waxaa ay sheegayaan in ninka weerarka geystay uu ahaa Nin heysta dhalashada Faransiiska, asal ahaanna ka soo jeeda Tunis, da’diisa waxaa lagu sheegay 31 jir.

Faraniiska waxaa lagu dhawaaqay 3 maalin oo baroordiiq ah, baroordiiqda waxaa ay ka bilaaban doontaa maalinta sabtida.

Goobjoog News