U bood dhigaalka

93 Police Ah Oo Lagu Tababaray Wax Ka Badaliida Arrimaha Amaanka

Sheeko:Dalka

Ciidmadaan Tababaka maanta loo soo xiray ayaa tiradooda waxa ay gaarsiiya 93 askari oo Booliis ah kuwaa in mudo ah uu tababar ugu socday  Xerada Akeddmiyada general  Kaahiye  ee magaalada muqdisho

Mas’uuliyiin ka socotay Taliska Booliska xilibaano iyo Gudoomiyaha Gobalka Banaadir  ayaa kamid ah masuuliyiinta ka qeybgashay xaflada loo dhigay ciimdaCusub ee booliska Ku soo biiray

Taliyaha ciidmada Booliska Soo Maxamed Shiikh Xasan Xaaamud ayaa kula Dardaarmay ciidmada cusub in ay Noqdaan kuwa dhaqangaliya  waxii ay soo barteen

Gudoomiyaha Gobalka banaadir yuusuf xusey Jimcaale o kamid ahaa masuuliyyintii Hadalka ka jeedyay Ayaa sheegay in maamul ahaan  uu soo dhaweenay in dhalinyaro dhameestiratay gugsiyada sare iyo jaamacado ay ku soo Biiraan ciidmada Booliska Soomaaliya.

Goobjoog News