U bood dhigaalka

Baro Magacyada Iyo Kooxaha Laga Soo Kala Xulay Ciyaaryahanada 23-Jirada Soomaaliya

Sheeko:Cayaaraha

Xulka kubbadda cagta dalkeena oo iminka ku sugan Ethiopia ay si wanaagsan isku diyaariyay  ka qeybgaka is reebreebka ciyaaraha Olimkada qaarada Afrika waxayna kulankooda kowaad la dheelidoonaan maalinta beri xidigaha Ethopia waxaana labada xul ka dhaxeeyo xifaaltan adag

“Himilada iyo rajada xulka ayaa ah in ay lasoo laabtaan guul muhiim oo ay ku farxaan taageerayaasha,balse dhalinyarada waxa ay kawada simanyihiin dal jaceyl iyo in ay kor u qaadaan sharfka calankooda baluuga ah” waaxaa Goobjoog Sports u sheegay Maxamed Cabdule Farayare oo ah macalinka xulka qaranka 23-jirada

23-jirada Soomaaliya  ayaa laga sugayaa natiijo wanaagsan sida ay kal hor sameeyeen xidigaha 17-jirada ee kaalinta ka galay tartankii Bariga iyo Bartamaha Afrika ee ka dhacay wadanka Burundi bishii April 2018

https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/1109161139292735/