U bood dhigaalka

Afghanistan: Weerar Lagu Qaaday Masjid Ku yaallo Gobolka Province

Sheeko:Dalka

Ilo wareedyo amni oo gudaha Afghanistan ah ayaa sheegaya in ku dhowaad 10 qof ay dhinteen, halka ay dhaawacmeen in ka badan 29 qof intii ay socdeen qaraxyo lala beegsaday Masjid ku yaallo gobolka Province.

Ilo wareedyada amni ayaa sheegay in qaraxa uu dhacay ka dib Salaadii Duhur, mas’uuliyadda weerarkan weli cidna masheegan, balse Mas’uuliyiinta Afghanistan ayaa ku eedeeya weerarada ceynkaan oo kale ah in ay ka dambeeyaan ururada Islaamiyiinta ah.

Warkan Wixii Ku soo kordha kala soco Goobjoog.com

Goobjoog News