U bood dhigaalka

Ahlu Sunna Oo DF Ku Eedeyesay Heshiis Ka Bixid, Kuna Hanjabtay Dagaal

Sheeko:Amniga

Maamulka Ahlu Sunna ee bartamaha Soomaaliya ayaa dowladda federaalka ah ku eedeeyey iney ka baxday dhammaan heshiisyada ay galeen, iyaga oo taa badalkeeda ciimado keenay gobolka.

Qoraal kasoo baxay maamulka oo la soo gaarsiiyey Goobjoog News waxaa ku xusan in kooxda ay diyaar u tahay difaac iyo dagaal ka dhan duulaanka cad ee dowladda federaalka ah

Haddaba. Halkan Ka Akhriso, Qoraalka Ahlu Sunna

Goobjoog News