U bood dhigaalka

Akhiriso: Guddoomiyaha Bangiga Dhexe oo La Magacaabey

Sheeko:Dalka

Waxaa goordhow la magacaabey guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi oo ah khabiir xagga maaliyadda ah.

Sida ku cad taariikh nololeedkiisa waxaa uu ku soo biiray wasaaradda maaliyadda 1986, waxaa uu ka soo shaqeeyey dalalka Norway, UK, Yemen iyo gobolkan geeska Afrika.

Xagga waxbarashada waxaa uu shahaadada 2aad ka heystaa maaliyadda iyo Bangiyada ee jaamacadda Liverpool John Moores University  isaga oo shahaadada 1aad ka heysta maamulka iyo maareynta ee The Norwegian University of Science and Technology.

Goobjoog News