U bood dhigaalka

Akhri Magacyada Golaha Wasiirada ee Koonfur Galbeed oo Maanta La Magacaabay

Sheeko:Dalka

shariif xasanMadaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta ku dhawaaqay golihiisa wasiirada intii ka dhimanayd.

Afayeenka xukuumadda Koonfur Galbeed Siyaad Sheekh Cumaar Sheekh Daahir ayaa saxaafadda u akhriyey magacyada 20 wasiir oo golaha ku biiraya, wali lama magacaabin wasiir ku xigeenada taasi oo golaha ka dhigeysa mid qabyo ah.

Magacyada Wasiiradana sidatan ayay u qornaayeen

  1. Cabdifataax Geeseey : Wasiirka Ambniga
  2. Xasan xuseen maxamed : Wasiirka hub ka dhigis iyo dhaqancelinta Maleeshiyaadka
  3. Saalim xaaji Xasan Cusmaan: Wasiirka Tamarta iyo Batroolka
  4. Cabdiqaadir Shariif Sheekhuunaa : Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka badda
  5. Cabdinaasir Cabdi Caruush : Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah
  6. Isaaq Cali Subad : Wasiirka Caafimaadka Caafimaadka
  7. Salaad Maxamed Nuur Caliyoow : Wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta
  8. Xasan Ibraahim Xasan : Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta sare iyo Tijnoolajiyada
  9. Xasan Cabdi Maxamed : Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigalinta bulshada
  10. Maxamed Cumar Seytuun :Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta
  11. Cabdulaahi Cabdi Cumar Fanax : Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga
  12. Cabdullaahi Shekh Xasan : Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
  13. Axmed Nuur sheikh maxamed Loxos : Wasiirka Dib u dajinta iyo Xiriirka jaaliyadaha
  14. Cabduqaadir Nuur Carraale : Wasiirka Dib u heshiisiinta iyo Arrimaha Dastuurka
  15. Cumar Aadan Xasan : Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjoogta
  16. Macalin Maxamuud Maxamed (Macalin Jiis) : Wasiirka Deegaanka iyo Daaqa
  17. Axmed Maxamed Barre :Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
  18. Jeylaani Sheekh Maxamed Xasan : Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha
  19. Aadan Xasan Maxamed : Wasiirka : Macdanta iyo Biyaha
  20. Cabdulaahi Muuse Abuukar : Wasiirka Arrimaha Gargaarka iyo Daryeelka Naafada

Dhageyso

Goobjoog News