U bood dhigaalka

Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

Sheeko:Dalka

Golaha shacabka ee baarlamaanka jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta leh kulankooda caadiga ahaa, sida lagu sheegay qoraal loo diray xildhibaannada.

Ajendaha kulanka ayaa ah aqrinta 3-aad hindise sharciyeedka maamulka maaliyadda, kaas oo laga yaabo in loo codeeyo.

Golaha shacabka waxaa horyaallada in ka badan 14 sharci, oo muhiim ah in loo gudbo doorashada qof iyo codka ah ee la filayo iney dalka ka dhacdo 2020-ka.

Goobjoog News