U bood dhigaalka

Akhriso: Ajendaha Maanta ee Kulanka Golaha Shacabka

Sheeko:Baarlamaanka

Maanta waxaa kulan caadi yeelan doona xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya.

Akhriso  Agendaha:

  1. Akhrinta 1aad Axdiga ilalinta Hanti- Dhaqameedka Xiliyadda Colaada

2. Akhrinta 1aaad ee ka mid noqoshada Hay’ada Damaanad qaadka Maalgashiga Darafyada badan

3. Akhrinta 2aad H/S Istaatistikada Qaranka

Goobjoog News