U bood dhigaalka

Akhriso: Ajendaha Safarka Maanta Ee Ra’isul Wasaare Kheyre Ku Tagayo Xudur

Sheeko:Amniga

Magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bokool waxay muddo Ku dhow 10 Sanno  ugu jirtay xarakada Al-shabaab, waxaana aad u adkaa nolosha aasaasiga ah sida waxbarashada, caafimaadka iyo ganacsiga qeybihiisa kala duwan:

Maantatahay Magaalo Go’doonsan Shabaabku Cunaqabateeyen Kama Jirto Nolosha Aasaasiga Sida Waxbarashada Caafimaadka Ganacsi Furan Iyo Wax Dhaqaala ah  aysan Lahayn Sidaa Awgeed Waxaa Maanta Tagaya Raisul Wasaare Kheyre iyo MD Lafatagareen Oo Wafuud Badana oo ay kala Hogaaminayaan Waxay Dadka Iyo Maamulka Sheegayaan Inay Dareemayan Culeys Miisaankiisa leh.

Maxay Tahay Ajandayaasha Safarka Kheyre Ee Magaalada Xudur:

 Safarka Guud uu Ku marayo Gobolada K/Galbeed Uguur galida Xaaladaha Nolosha Dadka Amaanka Sidii Halkas loo Geyn lahaa Mashaariic Hormarineyd

 Isku Dhafka Ciidanka Xooga Dalka Kuwa Maamulka Iyo Kuwa u Hubeysan Sida Maleyshiyo Beeleedyada dib U furiska Wadoyinka Shanta Degmo Soo Gasha Gobolka Bokool iyo Kuwa Gacanta Dowlada Kamaqan

Waxaa qodobka ugu muhiimsan ka mid ah  In Ciidanka Muqtaar Roobow lagu soo saro kuwa xooga dalka Lana qalabeeyo ciidamadas o ay Ku sugan yihiin Degmada Xudur.

Goobjoog News