U bood dhigaalka

AKHRISO: Dowlad Goboleedyada Oo Hakiyey Xiriirkii Ay La Lahaayeen DFS

Sheeko:Dalka

War-murtiyeed laga soo saaray shirkii golaha iskaashiga ee dowlad goboleedyada ayaa lagu sheegay in lagu hakiyey xiriirkii ka dhaxeeyey dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada.

Waxa ay dowlad goboleedyada sidoo kale ku eedeeyeen dowladda dhexe farogelin gudaha maamullada ah.

Halkaan hoose ka akhriro war-murtiyeedaka:

Mawduucyada:Gobollada