U bood dhigaalka

Akhriso: Jadwalka Cusub ee imtixaanka shahaadiga

Sheeko:Dalka

Wasaaradda waxbarashada ee Jamhuuriyadda federaalka ah ayaa maanta soo saartey  jadwalka cusub ee imtixaanaadka shahaadiga ah.

Imtixaanaadka ayey wasaaradda horey u baabi’isay kadib markii la sheegay inuu baxay qish.

Halkan ka Akhriso: