U bood dhigaalka

Akhriso: Jadwalka Doorashada Galmudug

Sheeko:Dalka

Guddiga doorashada maamul goboleedka Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada madaxtinnimada ee halaasi ka dhici doonta 10-ka bisha.

Murashaxiin badan ayaa lagu wadaa in ay isdiiwaangeliyaan maalmaha soo socda si ay ugu tartamayaan jagada uu iska casilay Cabdikarim Guleed.

Maamulka Galmudug ayaa horay u diiday soo jeedinta ra’isul wasaare Khayre ee aheyd in doorashada dib loo dhigo 45 cisho, arrintaas oo sidoo kale ay dalbadeen maamulka Islaamiga ah ee Ahlu Sunna.

Halkan Ka Akhriso, Jadwalka Oo Dhameystiran:

  1. 1-5 Bisha: Araaji qabasho
  2. 2. 6 Bisha: Doodda Murashaxiinta
  3. 8 Bisha: Hadaljeedinta Murashaxiinta
  4. 10 Bisha: Doorashada Madaxweynaha

Goobjoog News