U bood dhigaalka

Akhriso: Liiska Magacyada Xildhibaannada Cusub Ee Jubbaland

Sheeko:Baarlamaanka

Guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashoyinka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay liiska xildhibanada cusub ee Baarlamanka Jubbaland.

Guddiga ayaana soo gudbiyay liiska xildhibaanada cusub oo gaaraya73 mudane, oo dhawaan laga soo kala xulay deegaanada Jubbaland beelaha daga.

Xildhibaanada caawa la soo gudbiyay  ayaa  soo  dooran doonaan kuddoonka baarlamaanka iyo ku-xigeenadiisa , ayadoo ka dib loo gubi doono doorashada madaxweynaha Jubbaland oo ay u tartamayaan murashaxiin dhowr ah kuwaas oo uu ka mid yahay madaxweynaha xilkiisa uu  dhamaaday ee Axmad Maxaned islaam Madoobe.

Halkaan Ka Akhriso magacyada mudanayaasha baarlamaanka Jubbaland

No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
Goobjoog News