U bood dhigaalka

Akhriso: Liiska Xubnaha Guddiyada Aqalka Sare

Sheeko:Baarlamaanka

Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta  kulankiisa 27aad ee kalfadhiga 1aad ku yeeshay xarunta golaha ee magaalada Muqdisho ayaa iska dhex xulay guddiyada joogtada ah ee golaha

Guddiga La socodka Dib-u eegista, Dhaqangalinta Dastuurka iyo arimaha Federaalka.

  1. Sen. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole.
  2. Sen. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid.
  3. Sen. Iftiin Xasan IimaanBaasto.
  4. Sen.Cabdikariim Maxamed Xasan.
  5. Sen.Xuseen Sheekh Maxamuud.

Guddiga Xeer Hoosaadka, Anshaxa , Xasaanadda iyo Daryeelka Sanatarad

  1. Sen. Muuse Suudi Yalaxow.
  2. Sen. Mustaf Maxamed Qodax.
  3. Sen. Naciimo Ibraahim Yuusuf.
  4. Sen.Mahdi Daahir Sh. Nuur.
  5. Sen.Muna Xasan Cumar.

Guddiga Garsoorka, Arimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka Iyo Caruurta

  1. Sen. Zamzam Ibraahim Cali .
  2. Sen.Xasan Faraax Xujaale.
  3. Sen. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke.
  4. Sen. Abuukar Axmed Xaashi.
  5.  Sen.      Siciido Xasan Cusmaan.

Guddiga Arimaha Gudaha, Dib u Heshiisiinta Iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada

  1. Sen. Jawaahir Axmed Cilmi.
  2. Sen. Maxamed Xuseen Raage.
  3. Sen. Maxamed Amiin Sheekh Cismaan.
  4. Sen. Cabdiwaaxid Cilmi Joongeex.
  5. Sen. Cabdullaahi Cabdi Garuun.
  6. Sen. Nuura Faarax Jaamac.

Guddiga Difaaca Iyo Amniga

  1. Sen.Cabdirisaaq Axmed Cali.
  2. Sen. Cismaan Axmed Macow.
  3. Sen. Axmed Xaashi Maxamuud.
  4. Sen. Xuseen Cali Xaaji Cabdalla.
  5. Sen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag.

Guddiga Arimaha Dibedda Qorsheynta, Maalgashiga iyo iskaashiga Caalamiga ah

  1. Sen. Cabdrisaaq Cismaan Xasan Juriile.
  2. Sen. Ilyaas Cali Xasan.
  3. Sen. Ayuub Ibraahim Yusuf.
  4. Sen.Cabdisalaam Xaaji Maxamed.
  5. Sen. Maxamed Cusmaan Faarax.
  6. Sen. Faadumo Xasan Aadan Geriyo.

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arimaha Bani ‘aadanimada Warfaafinta iyo Dhaqanka.

  1. Sen. Deeq Xasan Xuseen.
  2. Sen. Shukri Aadan Maxamed.
  3. Sen. Cusmaan Maxamuud Maxamed.
  4. Sen. Bilaal Idiris Cabdullaahi.
  5. Sen. Bootaan Bare Samatar.
  6. Sen. Timiro Maxamed Cali.

Guddiga Kheyraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka

  1. Sen. Maxamed Axmed Maxamuud.
  2. Sen. Zamzam Daahir Maxamuud.
  3. Sen. Yuusuf Geele Ugaas.
  4. Sen. Siciid Cabdi Xuseen.
  5. Sen. Aadan Cabdi Aadan.

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska.

  1. Sen. Axmed Macalin Nuur Nadiir.
  2. Sen. Muxiyidiin Sh. Cali Jaamac.
  3. Sen. Hodan Maxamuud Cusmaan.
  4. Sen Cabdi Axmed Dhuxulow.
  5. Sen. Farxaan Cali Xuseen .
  6. Sen . Axmed Cabdixafiid Maxamed Bulsho

Goobjoog News