U bood dhigaalka

Akhriso: Madaxweyne Waare Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyahii Degmada Balcad, Sh/dhexe

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu xilkii kaga qaaday guddoomiyahii degmada Balcad, Cismaan Maxamed Maxamuud Xaadoole, waxaana xilkaasi loo magacaabay mas’uul cusub.

Waxa uu madaxweyne Waare uu xilka guddoomiyaha degmada Balcad u magacaabay Qaasim Cali Nuur Furdug, isaga oo u rajeeyay in shaqadan uu uga soo bixi doono sidii loogu dhiibay.

Madaxweynaha Hirshabelle ayaa sheegay in uu arkay baahi loo qabo isbedal lagu sameeyo maamulka degmada Balcad.

Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog News

Wareegto