Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Cusub Ee Puntland
Sheeko:Dalka
Waxaa galabta Garoowe, Puntland lagu shaaciyey magacyada xildhibaannada la soo xulay ee Puntland, waa 66 xildhibaan kuwaas oo 8da Janaayo dooran-doona madaxweynaha
Haddaba halkan ka akhriso: