U bood dhigaalka

Akhriso Magacyada Xildhibaannada Labada Aqal Ee Galmudug

Sheeko:Dalka

Axaddii, waxaa Cadaado lagu soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose ee Galmudug, ilaa 36 Xildhibaan ayaa lagu doortay Cadaado.

Sahra Cumar Maalin ayaa noqotay Xildhibaankii ugu dambeeyay ee lagu doortay Galmudug, taasi oo soo afjartay doorashada aqalka hoose oo Cadaado ka bilaabatay November 10.

Marka lagu daro 8 Xildhibaan oo aqalka sare ah, 44 Xildhibaan ayey Galmudug ku leedahay labada aqalka, Axaddii ayaa sida la sheegay xaflad sagootin ah loogu sameeyay Cadaado.

Hadaba halkan ka akhriso Xildhibaannada Galmudug ugu jira aqalka hoose:

  1. Saciid Nuur Giriish
  2. Mahad Salaad
  3. Qaasim Maxamed Jamac .
  4. Duniyo Maxamed Cali
  5. Cabdi Shire Jaamac
  6. Xuseen Qaasim Yuusuf
  7. Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow.
  8. Bootaan Ciise Caalin
  9. Xasan Macalin Maxamuud
  10. Maxamed Cabdulle Faarax Geesey
  11. Xirsi Aadan Rooble
  12. Saadaq Abdikarim Xaaji Ibrahim
  13. Abdulahi Ali Axmed
  14. Cabdiqadir Gaafow Maxamud
  15. Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa.
  16. Naciimo Maxamed Gacal
  17. Maryan Cariif Qaasim
  18. Yusuf Xeyle Jimcaale
  19. Cabdiweli Maxamed Qanyare
  20. Cabdikarim Khalif Cabdi Dhalac
  21. Warsame Maxamed Xasan(Warsame Joodax)
  22. Cabdi Caziz Ilmi Cali
  23. Ikran Aden Absuge
  24. Axmed Macalin Fiqi
  25. Ubax Tahlil Warsame
  26. Maryan Maxamed Xuseen
  27. Maryan Xaaji Cabdi Geeddi
  28. Zakariye Xasan Cali
  29. Maxamed Axmed Abtidoon
  30. Saabir Nuur Shuriye
  31. Cabdixakim Macalin Xuseen
  32. Cali Axmed Sharif
  33. Nadifo Faarax Jaamac
  34. Abdiashakur Ali Mire
  35. Faarah Xassan
  36. Sahra Cumar Maalin

Dhinaca kale, Galmudug waxaa horay loogu doortay ilaa 8 Xildhibaan oo gobolka u matali doona aqalka sare ee federaalka ah.

Liiska Galmudug Ee Aqalka Sare:

  1. Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari)
  2. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid
  3. Axmed Abdi Dhagdheer
  4. Yusuf Geelle Ugaas
  5. Zamzam Daahir Maxmud,
  6. Cabdiwaaxid Qoonjeex
  7. Jawaahir Axmed Cilmi
  8. Abubakar Axmed Xaashi

W/Q: Abdi Aziz Gurbiye.