U bood dhigaalka

Akhriso: Maxaa Looga Hadlaya Kulanka Golaha Shabka Barrito?

Sheeko:Baarlamaanka

Golaha shacabka baaralamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinada barrito ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee gudaha magaalada Muqdisho.

Ajandahu  waxaa uu yahay akhrinta sedexaad ee Hindse sharciyeedka Qareennada Soomaaliyeed, kulanka ayaana qeyb ka ah kalafadhiga 7-aad ee golaha.

Goobjoog News