U bood dhigaalka

Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka?

Sheeko:Baarlamaanka

Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlaamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa kala ah :

1. Soo gudbinta iyo Aqrinta Mooshinka wax-ka- badalka iyo kaabista Dastuurka KMG
2. Qeybinta Hindise Sharciyeeydyada kala
A) Hndise Sharciyeedka Qaxootiga iyo Magangaliyo doonka

B) Hindise Sharciyeedka Howgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka Dowladda

C) Hindise Sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Fedraalka

Xildhibaannada ayaa dhowaan waxaa u furmay Kalfadhiga sedexaad, waxaana horyaalla sharciyo dhowr ah, kuwaas oo laga doonayo in ay meel mariyaan, Kalfadhigaan ayaa looga doodi doonaa wax ka bedelka Dastuurka.

Goobjoog News