U bood dhigaalka

Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Wakiillada Puntland?

Sheeko:Baarlamaanka

Waxaa goordhow magalaada Garowe ka furmar kulanka golaha wakiillada maamulka goboleedka Punland , kaas oo ah Fadhiga 28-aad, Kalfadhiga 46-aad ee golaha, waxaana shir guddoominaya guddoonka golaha Wakiillada.

Fadhiga maanta waxaa soo xaadiray 44 Xildhibaan Ajandaha ay mudeyaashu ka doodayaan ayaa ah dib-u eegista heshiiska P&O Ports ( DP-WORLD) ee Dekadda Boosaaso, laagu hormarinayo harayna maamulku ula galay DPW.

Kulanka ayaa saaka goob joog ah  wasiirka wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino), kaas oo su’aalo  ay mudanayaasha ka weydiin doonaan heeshiiskii shirkadda  DP-WORD.

Goobjoog News