U bood dhigaalka

Akhriso: Taariikh Nololeedka Guddoomiyaha La Doortay Ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan

Sheeko:Baarlamaanka

Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan uu yahay guddoomiyaha cusub ee golaha kadib markii uu helay 147 cod halka Xildhibaankii la tartamaayey ee Ibrahim Isaaq Yarow 118 cod.

Haddaba, Halkan Ka Akhriso, Taariikh Nololeedka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan

Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, waxaa uu ku dhashay Baydhabo 1957

Waxbarasho:

Cilmiga bulshada, jaamacadda Culuumta iyo Tecknoljiyadda, Sanca, 2014

Dugsi sare Sheekh Aweys, baydhabo, 1983-84

Khibrad Shaqo:

December 2017- April 2018: Wasiirka Gashaandhigga:

2016: Xubin Baarlamaanka 10aad

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka

June 2012-July 2015: Safiirka Turkiga:

Feb 2009- Oct 2011: Wasiirka Hantida qaranka iyo qalabeynta:

2009-2011: Xildhibaan Baarlamaanka 8aad

1993-1995: Guddoomiyaha ku-xigeenka degmada Baydhabo.

Goobjoog News