U bood dhigaalka

Akhriso: Taariikh Nololeedka Murashax Cabdinaasir Aadan Cusmaan

Sheeko:Baarlamaanka

Waxaa hadda xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb ka socda tartanka doorashada guddoonka, dadka u tartamaya jagada guddoomiyaha waxaa ka mid ah Cabdinaasir Aadan Cusmaan.

Haddaba, Waa Kuma Cabdinaasir Cusmaan:

Akhriso: Taariikh Nololeedka oo Kooban:

  • Wuxu ku dhashay degmada ceel dheer 1973

Waxbarasho:

  • Wuxuu waxbarashadiisa inta badan ku qaatay Muqdisho,
  • Wuxuu heerka 1-aad uga baxay Jaamacadda SIMAD kulliyada maamulka iyo maareynta
  • Wuxu ka qaatay sahaadada labaad ee (Master Degree-ga ) Jaamacadda JKUAT ee Dalka kenya, isagoo ka diyaariyey Culuumta Horumarinta ( Development Studies)

Khibrad Shaqo:

  • wuxuu kasoo shaqeeyay arrimaha bulshada iyo Horumarint
  • wuxuu kaso shaqeeyay arrimaha gargaarka iyo bini aadanimada isagoo lasoo shaqeeyay hay’adda caalmi ah sida UNICEF, MSF iyo Islamic releif Somalia.
  • Wuxu kasoo shaqeeyay arrimaha siyaasaadda iyo Diblomaasiyadda