U bood dhigaalka

Akhriso; Tirada Xujeyda Soomaalida Loo Ogolaaday Sanadkaan Iyo Lacagta

Sheeko:Dalka

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha diinta dowladda federalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay tirada dadka Soomaalida ee Xujeyda ah,wasaaradda ayaana sheegtay in sanadkaan 1440 Hijriya ay gaarayaan dadka Soomaalida ah ee xajinaya 11.500 oo qof.

Sidoo kale wasaaradda ayaa sheegtay qiimaha sanadkaan dadka Soomaaliyeed ay ku xajinayaan,  waxa ayna Xustay  in qof waliba oo Xaaji ah uu bixinayo 3.600$ halka dadka Vip da ahna ay bixinayaan lacag gaaraysa 5000$.

Halkaan hoose Guji si  aad u aqriso warbixinta oo dhameys tiran

Halkaan ka aqriso