U bood dhigaalka

Akhriso: War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirweynaha Qaran Ee Dib u Eegista Dastuurka

Sheeko:Dalka

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu soo gabagabeeyey shirweynaha qaran ee dib u eegista dastuurka.

Shirkaan oo socday Saddex maalin ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda dastuurka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, waxaana ka qeybgalay 300 qof.

Inta shirkan uu socday ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimo badan oo la xiriira dastuurka, sida qabyo-tirka dastuurka iyo arrimo kale.

Gabagaba shirkan ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban dhowr qodob.

Halkaan hoose ka akhriso war-murtiyeedka: