U bood dhigaalka

Akhriso: War-murtiyeedka Laga Soo Saaray Shirka Wadatashiga Qaran

Sheeko:Amniga

Waxaa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka wadatashiga Qaran, kaas oo afartii maalin ee lasoo dhaafay ka socday xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana looga hadlay muddadii uu socday arrimaha amniga, doorashooyinka iyo sidoo kale fulinta heshiisyadii hore dhinacyadu u wada gaareen.

May be an illustration of ticket stub and text

May be an image of ticket stub and textMay be an image of ticket stub and textMay be an illustration of ticket stub and textMay be an illustration of blueprint, ticket stub and textGoobjoog News