U bood dhigaalka

Amar La Dul Dhigay Shacabka B/weyne

Sheeko:Dalka

Laamaha ammaanka magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraaan ayaa ammar dul dhigay shacabka ku dhaqan magaaladaasi.

Waxaa la faray  shacabka in ugu horreyn ay ka fogaadaan ku ganacsiga hareeraha waddooyinka, islamarkaana cid walbo oo lagu arko iyada oo wadada ku dhinac ganacsaneysa tallaab laga qaadi doono.

Ammarkan oo uu ku saxiixan yahay taliye ku xigeenka saldhigga Booliiska B/weyne, Maxamed Maxamuud Rooble ayaa sidoo kale waxaa lagu mamnuucay in bacaha madow lagu xiro gaadiidka.

Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog News