U bood dhigaalka

Amarro Kasoo Baxay Guddiga Ka Hortagga COVID-19 Ee Somaliland

Sheeko:Caafimaadka

Guddiga wacyigelinta ka hortagga xanuunka Coronavirus ee Somaliland ayaa soo saaray amarro ku aadan isku imaatinka iyo isku socdka bulshada ku dhaqan Somalilnad, sababo laxiriira xanuunka  xanuunka safmarka ah ee COVID-19, oo muddooyinkii dambe kiisas badan laga diiwaan geliyey deegaannada kala duwan ee Somaliland.

Guddiga ayaa sheegay in markii ay la kulmeen wasaaradda hormarinta caafimaadka iyo dhaqaatiirta ay iska garteen in la joojiyo isku socodka dadka iyadoo gabi ahaan la xiran goobaha loo ciid geeyo caruurta maalmaha ciida oo lagu amray inaan la furi karin, waxaana ay intaas ku dareen in sidoo kale la joojiyey gadiidka dadweynaha ay raacaan.

Halkaan Ka Akriso

 

Goobjoog News