U bood dhigaalka

Amb. Jamaal Maxamed Xasan

Sheeko:War

Wasiirka Qorshaynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha, Waxaa uu ka soo jeeda gobollada Sool iyo Sanaag, Waxaa shakhsi 2 sano ku jira siyaasadda.

Mr. Jamaal waxaa uu heystaa dhalashada Canada, isla dalkaas ayuu wax ku soo bartay, waxaa uu sidoo kale xiriirka caalamiga ah ka dhigtay jaamacadda Moi ee dalka Kenya.

Amb. Jamaal Maxamed Xasan:  shaqooyinkiisa waxaa ka mid ahaa in uu la taliye safaaradda Mareykanka ee Naibobi uga ahaa arrimaha Soomaaliya, waxaa uu noqday Aug 6, 2015-tii noqday safiirka Soomaaliya ee Kenya isaga oo badalay Maxamed Nuur Americo, hadda waxaa loo magacaabay Wasiirka Qorshaynta, Maalgashiga& Horumarinta Dhaqaalaha.