U bood dhigaalka

Aqalka Sare Oo Ansixiyay Sharciga Hanti Dhowrka Guud Ee Qaranka

Sheeko:Baarlamaanka

Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta waxa ay ansixiyeen sharciga hanti dhowrka guud ee qaranka ka dib kulan ay ku yeesheen xaruntooda magaalada Muqdisho.

Kulankan ay maanta yeesheen aqalka sare ayaa ahaa kullankii 36aad ee Kalfadhiga 6aad waxaana soo xaadirtay 29 mudane, waxaana 25 kamid ah ay u coodeeyen in sharciga la ansixiyo halka 4 kale ay diiday mana jirin cid ka aamustay.

Sidoo kale xildhibaanada golaha aqalka sare ayaa maanta ajendahooda waxaa qeyb ka ahaa akrinta 2-aad ee hinse sharciyeedka ddulista rayidka.

Golaha aqalka sare ayaa shalay waxa ay meel mariyeen sharciga doorashooyinka qaranka.

Goobjoog News