U bood dhigaalka

Aqalka Sare Oo Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Xiisadda Ka Taagaan Duleedka Kismaayo

Sheeko:Amniga
Guddiga Arrimaha Gudaha,Dib-uheshiisiinta iyo Xirrirka Dowlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka ayaa baaq-nabadeed ee ku aadan dagaalka u dhaxeeya beelaha walaalaha ee Soomaaliyeed ee ku dirirayey Galbeedka Magaalada Kismaayo ku dhowaad muddo ka badan saddexdii isbuuc ee lasoo dhaafay.
                                                                    Halkaan ka Akriso 
No photo description available.
Goobjoog News