U bood dhigaalka

Aqalka Sare Oo Qaadhacay Furitaankii Kalfadhiga 4aad Ee Baarlamaanka Federaalka

Sheeko:Baarlamaanka

Aqalka Sare ee baarlamaanka 10aad ayaa qaadhacay ka qeyb-galka kulanka lagu furayey kalfadhiga 4aad ee baarlamaanka federaalka ah.

Senatarro la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in aan aqalka sare aan la furi-doonin maanta, oo furitaanka uu dib ugu dhacay maalinta berri ah.

Senatarrada ayaa ka gaabsaday inay nala wadaagaan faah-faahin intaasi dhaafsan.

Faah-faahinta kala soco, Goobjoog News