U bood dhigaalka

Aqalka Sare Oo U Kala Dabqaadaya Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada

Sheeko:Baarlamaanka

Guddiga joogtada ah ee aqalka sare ayaa go’aamiyey in wufuud loo diro dowlad goboleedyada, si ay u soo qiimeeyaan xaaladaha kala duwan, si xal looga gaaro khilaafka dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada.

Goobjoog News