U bood dhigaalka

Aqoonyahan Idiris: Axmed Madoobe Ma Mudneyn In Lagu Casuumo Villa Somalia (Dhageyso)

Sheeko:Dalka

Aqoonyahan Idiris Sheekh Xasan Faarax oo ku sugan dalka Finland ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ku degdegtay casumaadda ay Villa Somalia ugu sameysay madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe.

Wuxuu sheegay in Axmed Madoobe dambi ka galay shacabka Jubbaland, islamarkaana ahayd in dowladda ay xisaab dhab ah la gasho.

Sidoo kale, Aqoonyahan Idiris ayaa dhaliilay guddiga doorashada Jubbaland ee dhowaan uu soo magacaabay madaxweynaha Jubbaland.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News