U bood dhigaalka

Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) Oo Ku Laabtay Galmudug

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb,kaddib socdaal hawleed qaatay mudo labo usbuuc ah.

Wefdiga Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug, Xubno katiran Golleyaasha Xukuumadda & Baarlamaanka, maamulka caasimadda yo qeybaha kala duwan ee bulshada Galmudug.

Madaxweynaha oo hadal kooban siiyey Warbaahinta ayaa sheegay in Shirka Dhuusamareb 3 Waqtigii loo asteeyey uu ku qabsoomayo.

Halkan Ka Eeg Sawiradda Qoor Qoor Oo Gaaray Galmudug

 

      Goobjoog News