U bood dhigaalka

Axmed Madoobe Oo Magacaabay Wasiir KMG Ah

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa xildhibaan C/waaxid Axmed Yare wuxuu u magacaabay wasiika dhallinyarada iyo ciyaaraha ee Jubbaland, xilkaasi oo KMG ah.

Axmed Madoobe ayaa wareegtada uu ku magacaabay wasiirkan cusub wuxuu ka rajeeyay in howsha loo dhiibay uu uga soo baxo sida loogu talogalay.

Hoos ka akhriso wareegtada magacaabista:

66666