Axmed Mowliid “Si Wanaagsan Ayaa La Ii Soo Dhaweeyay”

Ciyaaryahan Kooxda Galmudug Axmed Mowliid Xuseen Guhaad ayaa Goobjoog u sheegay in Galmudug waqti wanaagsanaa ay ku jirto,ka dib markii ay wacdaro ku soo bandhigeyn garoomada Caasimada Muqdisho,isagoo sheegay in ay taa ku timid da’daalka ay sameeyeen Wasaarada Ciyaaraha iyo Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug,sanadkan rajadooda ay tahay hanashada tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020. Ciyaaryahan … Continue reading Axmed Mowliid “Si Wanaagsan Ayaa La Ii Soo Dhaweeyay”