U bood dhigaalka

Baarlamaanka UK Oo Noqday Aqlabiyad La’aan, Waa sidee Mustaqbalka Theresa May?

Sheeko:Dalka

Ra’isul wasaaraha Ingiriiska Theresa May ayaa ku guuldareysatay in xisbigeeda u hoggaamiso guul doorasho dalkaasi ka dhacdau saacidihii la soo dhaafay, taas oo been dhahay awooddii ay is bidday.

Ra’isul wasaaraha UK ayaa doorasho dalka u dirtay iyada oo rajadeeda ay aheyd in ay aqlabiyad u hesho siyaasadaha xisbigeeda Conservative ee ka bixidda midowga Yurub.

Theresa May waa ay sii ahaaneysaa ra’isul wasaare balse waa in ay xulufo la noqoto axsaab kale taasoo markii ay diidaneed.

Xisbigeeda ama xisbi kasta oo aqlabiyad doonaya waa in uu helo 326 taa oo aan cidna helin.

Doorashada oo dhameystiran, Kala Soco Goobjoog News